Weerar Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Toronto (Daawo Sawirro)

Magaalada Toronto ee caasimada dalka Canada waxaa ka dhacay weerar loo adeegsaday gaari, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Nin gaari si xowli ah u waday ayaa dad badan oo wado marayay si ula kac ah u jiirsiiyay, waxaana dadka weerarkan waxyeelada kala diuwan kasoo gaartay marayeen wado aad … Continue reading Weerar Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Toronto (Daawo Sawirro)